Milateriga difaacyada kaga jira Baraawe oo ku biiray ciidamada gadoodsan (Daawo Video)

Ciidamada Milateriga Soomaaliya ee difaaca kaga jira degmada Baraawe ee gobolka Sh/Hoose ayaa ku soo biiray ciidamada gadoodsan ee ka cabanaya mushaar iyo raashin la’aanta. Ciidamadan oo ah Guutada 6-aad ururkeeda koowaad ayaa warbaahinta la hadlay, waxayna sheegeen in muddo 4 bilood aan la siin mushahar iyo raashin, waxayna sheegeen in raashin la’aan aysan difaac … Continue reading Milateriga difaacyada kaga jira Baraawe oo ku biiray ciidamada gadoodsan (Daawo Video)